Muhaajiriin ay Soomaali ku jiraan oo diiday in ay ka degaan Markab soo bad baadiyay

Markab nuuca xamuulka qaada oo watay calanka dalka Panama ayaa dhawaan badda Mediterranean-ka kasoo bad baadiyay Muhaajiriin halis ugu jiray in ay geeriyoodaan, kadib markii cilad ku timid doon ay la socdeen muhaajiriintaasi. Muhaajiriinta la bad baadiyay ayaa filayay in Markabka uu geyn doono dal Yurub kuyaala gaar ahaan Jaziirada Malta balse Marakbka ayaa muhaajiriinta keenay … Continue reading Muhaajiriin ay Soomaali ku jiraan oo diiday in ay ka degaan Markab soo bad baadiyay